Muxuu Hamza Abdi Barre Kala Hadlay Ahmed Mohamed Islam Madobe iyo Said Abdullahi Deni? – Kulamo Xasaasi ah oo Isha Lagu Hayo**
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah oo xogtiisa aad loo ilaaliyay la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Kulankaan waxaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee ka dhex jirta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Xamsa Cabdi iyo Axmed Madoobe xiriir wanaagsan muddo dheer kama dhex jirin, waxa ay marar kala duwan is dhaafsadeen hadallo sii xumeeyay cilaaqaadkoodii oo markii hore sii xumeed sida ay wararku sheegayaan. Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…
