Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Tags Caasimadda.net

Tag: Caasimadda.net

Mw Deni Oo Wareegto Madaxwayne Ugu Magacaabay Gudoomiye Cusub Gobolka Bari..(Akhriso)..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntuland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer wareegto Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January...

Mucaaradka Soomaaliya Oo Ka Hadlay Go’aankii Lagu Joojiyey Banaanbixii Maanta Ka Dhici lahaa Muqdisho…….

Golaha Mucaaradka soomaaliya ayaa ka jawaabay go’aankii dib loogu dhigay dibad-bax looga soo horjeeday isku daygii afgambi ee 27-ka...

Deg-deg:- Askari Dil Togasho Lagu Dilay, Kadib Markii Uu Hore u toogtay……….

Cabduqaadir Farax Dhaqane ayaa loo toogtay Dil uu Hore ugu gaystay AUN Mowliid Baashe Cumar. Dilka ayaa ka dhacay BeledXaawo,...

“Soomaaliya maanta ma joogto xilli la is riixriixo, la is colaadiyo, lana kala qeybsamo, dhammaanteen waxaa masuuliyad naga saaran tahay inaan dhawrno sharafta iyo...

Madaxweyne Farmaajo Oo Caawa Khudbad Taariikhi Ah Jeediyey,  Waxayna U Dhignayd Sida Tan. "Shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh meel walba...

QM Oo War Saxaafadeed kasoo Saartay Heshiiska Cusub Ee Ay Wada Gaareen Pm Rooble & Madaxda Mamul Goboleedka Soomaaliya “Golaha Wadatashiga Qaran”

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay heshiiska cusub ee ay shalay magaalada...

Deg-deg:- Midowga Murashixiinta Ayaa Soo SaaraY War Murtiyeed Ay Ku TaageerayaaN Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Wada Tashiga Qaran……

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhoweeyey war-murtiyeedkii galabta ka soo baxay shirka Golaha Wadashiga Qaranka, R.w Rooble Iyo Xubnaha...