Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Dareemayo Baydhabo Kadib Markii Ciidamo Horleh Ku Biireen Laftagareen
Waxaa maanta furimaha hore ee gobolka Baay lagu soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee degmada Qansax Dheere iyo ciidamo uu hoggaaminayo, kuwaas oo si rasmi ah ugu biiray gulufka dib-u-xoreynta deegaannada Koonfur Galbeed ee ay wadaan ciidamada taageersan maamulka hore ee uu hoggaamin jiray Cabdicasiis Xasan Maxamed “Laftagareen”. Soo dhaweynta ciidamada cusub…
