Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
  • Mohamed Abdullahi Farmaajo, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam oo Wada Tashiyo Xasaasi ah ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyinka
  • Gaashaanle Dhexe Xuseen Baargele oo Hoggaamiyay Howlgal Qorsheysan oo Lagu Beegsaday Kooxaha Al-Shabaab iyo Burcad Hubeysan
  • Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”
  • Muxuu Hamza Abdi Barre Kala Hadlay Ahmed Mohamed Islam Madobe iyo Said Abdullahi Deni? – Kulamo Xasaasi ah oo Isha Lagu Hayo**

Categories

  • Barnaamijyada
  • Caalamka
  • Wararka
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Gaashaanle
Wararka
Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay Khamiistii in aasaasidda xiriir badeed oo toos ah oo lala yeesho Turkiga inuu yahay arrin istiraatiiji ah, iyadoo ganacsiga u dhexeeya labada dal uu sii kordhayo.   Wasiir Nuur ayaa Turkiga uga qeybgalay shirka Wasiirrada Gaadiidka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) isagoo tilmaamay in...

Tag: Gaashaanle

  • Wararka

Gaashaanle Dhexe Xuseen Baargele oo Hoggaamiyay Howlgal Qorsheysan oo Lagu Beegsaday Kooxaha Al-Shabaab iyo Burcad Hubeysan

Farxaan Yuusuf11 hours ago01 mins

Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Gaashaanle dhaxe Xuseen Baargele, ayaa hoggaaminayey howlgal qorsheysan oo saaka lagu beegsaday kooxaha khawaarijta Al-Shabaab iyo burcad hubeysan. Howlgalkan oo ka dhacay deegaano hoostaga Baydhabo, gaar ahaan howdka Daa’uudow, ayaa ujeeddadiisu ahayd sugidda amniga, ciribtirka kooxaha nabad-diidka ah, iyo xaqiijinta xasilloonida shacabka Koonfur Galbeed.

Continue reading
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us