Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
  • Mohamed Abdullahi Farmaajo, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam oo Wada Tashiyo Xasaasi ah ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyinka
  • Gaashaanle Dhexe Xuseen Baargele oo Hoggaamiyay Howlgal Qorsheysan oo Lagu Beegsaday Kooxaha Al-Shabaab iyo Burcad Hubeysan
  • Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”
  • Muxuu Hamza Abdi Barre Kala Hadlay Ahmed Mohamed Islam Madobe iyo Said Abdullahi Deni? – Kulamo Xasaasi ah oo Isha Lagu Hayo**

Categories

  • Barnaamijyada
  • Caalamka
  • Wararka
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Hamza Abdi Barre
Wararka
Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay Khamiistii in aasaasidda xiriir badeed oo toos ah oo lala yeesho Turkiga inuu yahay arrin istiraatiiji ah, iyadoo ganacsiga u dhexeeya labada dal uu sii kordhayo.   Wasiir Nuur ayaa Turkiga uga qeybgalay shirka Wasiirrada Gaadiidka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) isagoo tilmaamay in...

Tag: Hamza Abdi Barre

  • Wararka

Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”

Farxaan Yuusuf17 hours ago03 mins

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo hooysay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada Adduunka ee COP30 oo ka dhacay dalka Brazil.   Munaasabaddan, ayaa lagu soo bandhigay warbixin dhammaystiran oo ku saabsan dadaallada dowladda ee ku aaddan saameynta isbeddelka cimilada, mashaariicda dib-u-soo-kabashada deegaanka, qorshayaasha yaraynta fatahaadaha iyo fursadaha maalgelinta deegaanka.   Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey doorka firfircoon ee wafdiga Soomaaliya ay ka qaateen doodaha caalamiga ah, isaga oo xusay in Soomaaliya ay markan dunida u gashay gorgortan dhab…

Continue reading
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us