mogdisho Archives - Wardeeq 24 TV  
Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Tags Mogdisho

Tag: mogdisho

Maxay tahay ujeedada wafdiga Dowlad Deegaanka Soomaalida ee ku sugan Boorama?

Wafti ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa gaaray magaalada Boorama ee Somaliland, waxaana booqashada wafdiga ujeedadeedu tahay sidii ay ugu...

Maamulka-Jubaland Oo Shaacisay Jadwalka Qabashada Doorashada 6-Kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowladd Goboleed ee Jubaland SEIT 2020-2022  ayaa soo bandhigay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid...

Shir loogu qaraamayo waxbarashada gabdhaha oo ka dhacay Dhadhaab

Shir looga hadlayay horumarinta waxbarashada gabdhaha degaanka Dhadhaab iyo kuwa xeryaha qaxootiga ee isla Dhadhaab laguna soo bandhigayay u...

Madaxweyne;- Axmed Qoorqoor Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii ka dambe ku sugnaa Muqdisho ayaa Maanta dib ugu...

Al Shabaab Werarty Saldhig Ay Ku Sugan Yihiin Ciidamada Kenya

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray...

Muuse Biixi Cabdi oo markii ugu horreysay tagaya Mareykanka

Dhawaan sida uu ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaa la filayaa in uu safar...

Ciidamada amaanka Liibiya ayaa si xoog leh u kala diray mudaaharaadyo muhaajiriin ah

Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa xoog ku galay oo si xoog leh u jebiyey mudaaharaad ay muhaajiriintu ku fadhiyeen bannaanka...

Afar Ruux oo loo qabtay dil ka dhacay Magaalada Garoowe

Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa gacanta ku  dhigay Dadkii ka dambeeyay dilka Alle Ha u Naxariistee  Cabdikaafi...

Xukun dil ah fulisay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xulun dil toogasho ah ku fulisay Cabdi Xuseen Maxamuud...