Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
  • Mohamed Abdullahi Farmaajo, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam oo Wada Tashiyo Xasaasi ah ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyinka
  • Gaashaanle Dhexe Xuseen Baargele oo Hoggaamiyay Howlgal Qorsheysan oo Lagu Beegsaday Kooxaha Al-Shabaab iyo Burcad Hubeysan
  • Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”
  • Muxuu Hamza Abdi Barre Kala Hadlay Ahmed Mohamed Islam Madobe iyo Said Abdullahi Deni? – Kulamo Xasaasi ah oo Isha Lagu Hayo**

Categories

  • Barnaamijyada
  • Caalamka
  • Wararka
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Muqdisho
Wararka
Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay Khamiistii in aasaasidda xiriir badeed oo toos ah oo lala yeesho Turkiga inuu yahay arrin istiraatiiji ah, iyadoo ganacsiga u dhexeeya labada dal uu sii kordhayo.   Wasiir Nuur ayaa Turkiga uga qeybgalay shirka Wasiirrada Gaadiidka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) isagoo tilmaamay in...

Tag: Muqdisho

  • Wararka

Muqdisho oo Marti-gelisay Kulamo Gaar Gaar ah oo u Dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka

Farxaan Yuusuf17 hours ago01 mins

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ah ayaa kulamo gaar gaar ah ka wada Magaalada Muqdisho, waxa ay uga arrinsanayaan fadhiyadaan shirka u dhaxeeya ee lagu wado in uu dhowaan furmo.   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa weli ku guda jira Booqashada Xubnaha Mucaaradka ah ee isugu jira Madaxdii hore iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland & Jubbaland.   Xamsa ayaa mas’uuliyiintaan Mucaaradka si hordhac ah ugala hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Dalka, wadahadalka la qorshaynayo iyo waxyaabaha laga filan karo maadaama Dowladda Federaalka ay dhigtay gogosha wadaxaajoodka.   Xubnaha Mucaaradka waxa ay dhankooda wadaan kulamo dhexdooda…

Continue reading
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us