Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
  • Mohamed Abdullahi Farmaajo, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam oo Wada Tashiyo Xasaasi ah ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyinka
  • Gaashaanle Dhexe Xuseen Baargele oo Hoggaamiyay Howlgal Qorsheysan oo Lagu Beegsaday Kooxaha Al-Shabaab iyo Burcad Hubeysan
  • Hamza Abdi Barre oo Qaylo-dhaan u Diray Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed: “Waqtigu Waa Mid Midnimo iyo Maalgelin Qaran”
  • Muxuu Hamza Abdi Barre Kala Hadlay Ahmed Mohamed Islam Madobe iyo Said Abdullahi Deni? – Kulamo Xasaasi ah oo Isha Lagu Hayo**

Categories

  • Barnaamijyada
  • Caalamka
  • Wararka
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Soomaaliya iyo Turkiga
Wararka
Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay Khamiistii in aasaasidda xiriir badeed oo toos ah oo lala yeesho Turkiga inuu yahay arrin istiraatiiji ah, iyadoo ganacsiga u dhexeeya labada dal uu sii kordhayo.   Wasiir Nuur ayaa Turkiga uga qeybgalay shirka Wasiirrada Gaadiidka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) isagoo tilmaamay in...

Tag: Soomaaliya iyo Turkiga

  • Wararka

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ku Wajahan Furitaanka Khad Badeed Toos ah

Farxaan Yuusuf8 hours ago03 mins

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay Khamiistii in aasaasidda xiriir badeed oo toos ah oo lala yeesho Turkiga inuu yahay arrin istiraatiiji ah, iyadoo ganacsiga u dhexeeya labada dal uu sii kordhayo.   Wasiir Nuur ayaa Turkiga uga qeybgalay shirka Wasiirrada Gaadiidka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) isagoo tilmaamay in hababka saadka ee hadda jira aysan ku filneyn ballaarinta is-weydaarsiga ganacsi.   “Xariir badeed toos ah ayaa dhimi doona kharashka, gaabin doona waqtiga rarista, isla markaana kordhin doona guud ahaan xaddiga ganacsiga,” ayuu yiri Wasiirku.   Wasiirka ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda istiraatiijiga ah…

Continue reading
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us