Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Tags WARARKA MAANTA

Tag: WARARKA MAANTA

Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay doodda baarlamanka UK ee aqoonsiga Somaliland

Muse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamanka UK u yeeshay Talaadadii. Dooddaas ayaa...

Idaacadd wardeeq Ee Fiidnimo

https://youtu.be/EfEzZDu1kTg

Ingiriiska Oo Shaacisay Mowqifkeeda Aqoonsiga Somaliland

Dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan in Ingiriiska uu dal ahaan u aqoonsanaayo Maamulka Somaliland. Baarlamaanka Maamulkaas ayaa...

Xukumada Somaliland & Dowlad Deegaanka Oo Ka Wadahadlay Ammaanka

  Taliyeyaasha Booliska Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka  ku yeeshay magaalo xuduudeedka wajaaale...

Waxaa Maanta La Doortay Guddoomiyaha Cusub Ee Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhaweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddigaas, kadib doorasho adeg oo Maanta ka dhacday Xarunta...

Deg-deg:- C/raxmaan Faroole Iyo Cumar Cabdirashiid Oo Hadalo kulul Isku MariyeY Baraha Bulshada……

Mw Hore Ee Maamulka Puntuland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Raysul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Oo ka wada...

Kumanaan Hinduus ah ayaa ku qulqulaya Hindiya, iyaga oo diidan qalliinka COVID

Boqolaal kun oo qof oo Hinduus ah oo cibaadaysanaya ayaa isugu soo baxay banka wabiga Ganges ee Hindiya si...

Muuse Biixi Cabdi oo markii ugu horreysay tagaya Mareykanka

Dhawaan sida uu ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaa la filayaa in uu safar...

DOWLADDA TANZANIA Oo Dan-Jire U Magacawday Gabar Yar Oo 11Sano Jir Ah.

Sharon Ringo Oo 11 Sano Jir Ah, ayaa loo magacaabay in ay noqoto danjiraha dalka Tanzaaniya u qaabilsan arrimaha...

Mucaaradka Soomaaliya Oo Ka Hadlay Go’aankii Lagu Joojiyey Banaanbixii Maanta Ka Dhici lahaa Muqdisho…….

Golaha Mucaaradka soomaaliya ayaa ka jawaabay go’aankii dib loogu dhigay dibad-bax looga soo horjeeday isku daygii afgambi ee 27-ka...