Wararka Archives - Wardeeq 24 TV
Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Tags Wararka

Tag: Wararka

Xog-waraysi: Barakacayaasha Suuriya waxay wajahayaan cadhada jiilaalka

Todobaadkii la soo dhaafay, baraf dabeylo wata ayaa ka da’ay Suuriya iyo dalalka deriska la ah, taasoo keentay in...

Maalintii dunidu madoobaatay: Badbaadiyuhu wuxuu xusuustaa musiibadii Tonga

"Waxay ku timid raadiyaha - digniin sunaami ah oo ku wajahan Tonga oo dhan...ma qeexi karo dareenka. Markaan arkay...

Muuse Biixi Oo U Ambabaxay Magaaladdda Addis Ababa

Madaxweynaha  Somaliland Mudane  Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u dhoofay Magaaladdda addis Ababa ee dalka Ethiopia. Sida la xaqiijiyay,Madaxweynaha Somaliland...

Waxaa Maanta La Doortay Guddoomiyaha Cusub Ee Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhaweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddigaas, kadib doorasho adeg oo Maanta ka dhacday Xarunta...

AL Shabaab, Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho+

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee...

Dagaal:- Kadhacay Magaalada Feerfeer & Faaf Faahin Kasoo Baxeysa

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Degaanka feerfeer oo u dhaw Xadka Itoobiye...