Wardeeqnews.com Archives - Wardeeq 24 TV
Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Tags Wardeeqnews.com

Tag: Wardeeqnews.com

Turkiga ayaa UAE la saxeexday heshiis isdhaafsi oo dhan $5bn, taasoo kor u qaadaysa kaydka shisheeye

Bloomberg) –Turkiga waxa uu Imaaraadka Carabta la saxeexday heshiis lacag dhan 4.9 bilyan oo dollar ah, taas oo kor...

Ciidanka Dowlada Somalia Ayaa Howlgal Ka Sameeyay Wadada Xariirisa Jowhar iyo Balcad

Howlgallo ka dhan ah  Al-Shabaab ayaa Ciidanka guutada Saddexaad Qeybta 27aad waxaa ay ka sameeyeen Wadada xariirisa Magaaalda Jowhar...

US: Mudaaharaad ka dib markii nin madow ah oo aan hubaysnayn uu dilay sarkaal aan shaqada ku jirin

Dibad-baxayaal ayaa isugu soo baxay magaalada North Carolina iyadoo xaakimka Mareykanka uu oggolaaday in la sii daayo muuqaal kaamero...

Abaar Baahsan Oo Kajirta Degaanadeeda Somaliland

Guddida gurmadka abaaraha ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay jirto xaalad abaareed oo baahsani, taas...

Maraykanka iyo Somaliland : Ma Bog Cusub Ayaa U Furmaya Siyaasaddii Geeska?

Dhawaan sida uu ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaa la filayaa in uu safar...

AL Shabaab, Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho+

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee...