Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Taliska Booliska Oo Wada Qorshe Wax Looga Qabanayo Ciriiriga Waddooyinka Muqdisho

Taliska Booliska Oo Wada Qorshe Wax Looga Qabanayo Ciriiriga Waddooyinka Muqdisho

Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka ayaa Maanta oo sabti ah kormeer ku tagay Xarunta Taliska Ciidanka nabadgalyada Waddooyinka oo dibu habeen lagu sameeyay.

Taliye Xijaar oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Taliska Ciidanka nabadgalyada ayaa waxaa uu sheegay in waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho uu ka jiro Ciriiri farabadan oo dhibaatooyin kala duwan lagu qabo, loona baahan in wax laga qabto.

Waxaa uu sheegay Taliyaha Booliska in wax kala hago la la’yahay gaadiidka noocyadiisa kala duwan oo waddooyinka Ciriiri ka dhigay, isagoona sheegay inay ka shaqeynayaan sidii loo heli lahaa qorshe wax looga qabanayo ciriiriga .

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed