Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay

Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy Stancer oo ay wehlinayeen masuuliyiinkale oo katirsan Safaaradda.

Kulanka ayaa looga hadlay arimaha amniga doorashooyinka  iyo mashaariicda ay isla wadaan Safaaradda Mareeykanka iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxa siyaasadda Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareeykanka Wendy Stancer ayaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku ammaanay sida ay had iyo jeer ugu heelan yihiin sugida amniga dalka.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...