Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Barnaamij-yada Turkiga Oo War Kulul Kasoo Saaray Qaraxii Maanta Lala Beegsaday Dhalinyarada

Turkiga Oo War Kulul Kasoo Saaray Qaraxii Maanta Lala Beegsaday Dhalinyarada

Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax Is-miidaamin ah oo barqanimadii Maanta ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarka Ciidamada ee Jeneraal Dhaga-badan ee ku taalla degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin qaraxii lala beegsaday dhalinyaro farabadan oo dooneysay inay ku biiraan Ciidanka Xoogga dalka, kuwaasi oo isku dhex qarxiyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed