Friday, June 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War; Deg Ah Abuukaate Caawa Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Muqdisho

War; Deg Ah Abuukaate Caawa Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo maqribnimadii Caawa gudaha degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dilay Abuukaate ka tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dad ayaa waxaa ay ku warramay in Abuukaataha ay toogteen rag dhalinyaro oo watay Bastoolado, xili uu ku sugnaa xaafadda Taleex ee degmada Hodan, isagoo u geeriyooday xabbado looga dhuftay qeybaha sare ee Jirka.

RELATED ARTICLES

Aqriso;- Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed Mooge – Maayirka cusub ee Hargeysa

Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka caasimada u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas...

Tirada;- Gabdhaha Soomaalida ee lagu la’yahay Nairobi oo korortay iyo wararkii ugu dambeeyay

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay gabdhaha Soomaalida ah ee lagu la’yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasi oo qaarkooda lacag badan oo...

Koox- wadada Maka Al-Mukarama ka billaabay dhac ku cusub Muqdisho

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo badanayey dhaca dadka shacabka ah loogu geysto magaalada Muqdisho, waxaana labadii berri ee u dambeeyay kusoo korortay dhaca loo...

Facebook Feed

Twitter Feed