Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg Ah, Dab xoogan oo goordhow ka kacay warshad ku taalla...

War Deg Ah, Dab xoogan oo goordhow ka kacay warshad ku taalla Garoowe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab goor dhow ka kacay dhismaha warshadda isbuunyada Tabaarak oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Dabka oo ah mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare hantiyeed oo fara badan, waxaana haatan socda gurmad lagu daminayo dabkaasi.

Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale goobta gaaray iyo gaadiidka gurmadka deg-degga ah, si looga hortego in dabka uu kusii fido goobaha kale ee ka agdhow warshadda.

Illaa iyo hadda ma cadda waxa dhaliyey dabkan, waxaana sidoo kale damintiisa ka qeyb-qaadanaya shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntl

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...