Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg Ah Magaaladda Hargeysa  oo roobab badani ay ka da’ayaan. iLaa...

War Deg Ah Magaaladda Hargeysa  oo roobab badani ay ka da’ayaan. iLaa iyo Hada

Magaaladda Hargeysa ee casimadda Somaliland ayaan la isugu so bixin cawa  , iyada oo illaa wakhtigaasi aanuu kala qaadin roob oo si yar u da’aya, waxaana dadku ka shaki qabaan roobkan aan kala joogsiga lahayn ee sida joogtada ah u da’aya, iyada oo ay qaybo ka mid ah  somlilnd ay ka da’ayaan roobab sababay duufaanno xoogan oo khasaare badan gaystay. dhinaca magaaladda hargeysa, iyo guud ahaan Somaliland ayaa laga soo sheegayaa inay ka sii daran tahay xagga hargeysa

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...