Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg Ah Majaajiliiste Ajakis Oo Maanta Muqdisho Ku Geeriyooday

War Deg Ah Majaajiliiste Ajakis Oo Maanta Muqdisho Ku Geeriyooday

Waxaa Daqiiqado ka Hor isbitaal ku yaal magaalada muqdisho ee caasimada dalka ku geeriyooday alaha unaxariistee majaajiliiste Cabdi Muruidi Dheere Ajakis Oo si Aad Looga yaqiinay gayiga soomaaliya

ajakis ayaa maalma ka hor jooga ka dhacay xili uu marayay meel aan ka fogeyn hoyga uu muqdisho ka dagan yahay

waxaana intaasi kadib loo la cararay mid ka mid ah isbitaalada kuyaal muqdisho oo ugu dambeyn maanta uu ku geeriyooday

Abwaaniinta iyo masuuliyta dowladda ayaana goordhaw la filayaa in ay ka tacsiyadeeyeen geerida alaha unaxariistee ajakis

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...