War;- Deg Ah Qarax Khasaaro Dhaliyay Oo Ciidanka Dowladda Lagula Eegtay Gobolaka Hiiraan

0
154

Wararka aan ka helayno Gobolaka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay qarax khasaaro badan dhaliyay, oo ay ku dhinteen Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in Saaka qaraxa oo ahaa Miino dhulka lagu aasay uu Ciidanka kula qarxay inta u dhexaysa Deegaanada Beergadiid iyo Coomaad oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo aan ka helayo Qaraxaasi

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here