Monday, May 10, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg Ah Rasaas Culus Oo Laga Maqlay Meel U Dhaw Xarunta...

War Deg Ah Rasaas Culus Oo Laga Maqlay Meel U Dhaw Xarunta Madaxtooyada

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger Subaxnimadii hore ee Maanta oo Arbaco ah.

Wararku waxey intaas ku darayaan in rasaastu socotay in ku dhaw 30 daqiiqo.

beegmeysa laba maalin ka hor dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalkaas Maxamed Bazoum.

Mucaaradka ayaa diiday in looga guuleystay doorahadii ka dhacday dalkaas, inkasta oo markii danbe maxkamadda dastuuriga ay xaqiijisay guusha Maxamed Bazoum.

RELATED ARTICLES

Wararkii Ugu Dambeeyay ismiidaamin Xalay Ka Dhacday Muqdisho

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa weerar ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay wadada mashquulka badan Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Nin isa soo...

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro...

Taliye Saldhig Boolis Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay...

Facebook Feed

Twitter Feed