Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg AH Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay...

War Deg AH Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa laku warramaya in caawa Bom gacmeed lagu tuuray Bar koontrool oo Magaalada ku taalla, waxaan kasoo baxaya warar kala duwan.

Bomka ayaa la sheegay in la tuuray intii u dhaxaysay salaada maqribka iyo Cishaha, waxaana
lagu tuuray isgooska Soomaali istaar oo ah barkoontarool oo laga sugo amniga.

Hal qof ayaa dhintay Ilaa 7 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay dhawacmeen qaraxa ka dib goobta waxa gaaray Ciidamada Booliska waxayna halkaas ka sameyeem howlgal.

Goobta lagu tuuray bamka ayaa hada dib u farmatay waxaa bilowday isu socodka gawaarida iyo dad waynaha oo mudo kooban hakad galay, waxaana wararku intaa ku darayaan in Dadka dhaawacmay hada lagu dabiibayaa isbitaalka wayn ee Magaalada Kismaayo.

RELATED ARTICLES

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho

Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen Aaga Isgoyska Shabeelle oo ku dhow Daljirka...

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa

Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso Maanta doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo...

Facebook Feed

Twitter Feed