Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War Deg Deg Dagaal culus oo saaka ka qarxay magaalada Gu

War Deg Deg Dagaal culus oo saaka ka qarxay magaalada Gu

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saaka ka qarxay magaalada Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Dagaalka oo ah mid culus ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna oo dhinac ah.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay qaadeen ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda oo weeraray magaalada Guriceel oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlu Sunna.

Xaaladda ayaa weli aad u kacsan, mana cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...