Monday, October 25, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War; Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay

War; Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay

Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde.

Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay uga dhacay Baydhabo,  iyadoona Shirkaasi lagu gaaray go’aamo Masiiri ah.

Shirkan ayaa hordhac u yahay Shirka Madaxda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadda  iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhowaan uu Muqdisho ka furmo.

Shirkaan ayaa waxaa hoggaaminaysa beesha Caalamka ka dib markii dowladda dhexe ay ku fashilantay in ay isugu keento maamul goboleedyada.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somaliland oo dad horleh kasoo musaafurineysa degaanadeeda

Ciidamada Amaanka Ee Somaliland ayaa Saaka Magaaladda Ceerigaabo ka Bilaabay howlgal looga saarayo Magaalada dadka aan u dhalan Deegaankaasi ee ka soo jeeda Koonfurta...

faah faahin laga helayo Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo

Dagaal  geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka Magaalada Kismaayo...

Facebook ayaa ku guuldareysatay inay hubiso hadalada nacaybka, wararka been abuurka ah ee Hindiya: Warbixin

Facebook-ga Hindiya wuxuu doorbiday inuu xakameeyo hadallada nacaybka, wararka khaldan iyo qoraallada kiciya-gaar ahaan waxyaabaha ka soo horjeeda Muslimiinta-sida ku cad dukumiintiyada la dusiyey...