Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Magalada Mugdisho

qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay wadada Beexaani dhanka degmada Shibis, sida ay wardeeq news xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah oo lagu kalsoon yahay.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan oo geystay khasaare u badan dhaawac lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan ku dowladda Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyey illaa saddex askari oo la socotay gaari la qarxiyey oo uu noociisu ahaa baaburka Soomaalida u taqaano Qooqanta ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi.

Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya oo howl-gallo kooban ka sameeyey halkaasi, balse ma jirto wax faah faahin ah oo ay bixiyeen.

Muddooyinkii dambe  ayaa waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacayey falal ammaan dari, sida dilal, qaraxyo & dhac habeenkii loo geysto shacabka.

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed