Ugu yaraan 16 muhaajiriin iyo qaxooti ah ayaa ku dhintay doon ku degtay dalka Giriiga
Ugu yaraan 16 qof ayaa dhimatay kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku rogmatay jasiirada Giriiga ee Paros ee ku taal badhtamaha badda Aegean, waana musiibadii saddexaad ee badda…