Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Warar Kala Duwan Ayaa Kasoo Baxaya Xaalada Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud

Warar Kala Duwan Ayaa Kasoo Baxaya Xaalada Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud

Labada dhinac ayaa waxa lasoo sheegayaa in ay maanta meel isku muuqata joogaan islamarkaasna marbamarka kasii dambeysa ay usii dhawaaneyso in ay dagaalamaan.

Ila wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa waxa ay sheegeen in saakay ay xaalada magaalada Guriceel ka duwantahay sidii hore islamarkaasna wadnaha farta lagu wada hayo oo laga baqayo in Kooxda Ahlusuna iyo Ciidamada Dowladda iso hor Fadhiyaan oo kaliya ay harsantahay in xabadi bilaabato

Inta badan Magaalada Guriceel  ayaa waxa iskagabaxay dadkii shacab ka ahaa

Waxaana haatan kuso haray dad fara ku tirisa iyo kooxda ahlusuna

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug ayaa la sheegay in dhowr jiho ay hada ka joogaan magaalada islamarkaasna ay isku muuqdaan Ciidamada Ahlusuna

Warar ugu dambeeyay ee aan ka helayno Guriceel ayaa sheegaya in maanta ay xiisad dagaal ay ka taagan tahay magaalada oo si aad ah loogu badinayo in dagaal ka dhaco

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...