Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wararkii ugu dambeeyey dhaq-dhaqaaqyo ka socda duleedka Guriceel

Wararkii ugu dambeeyey dhaq-dhaqaaqyo ka socda duleedka Guriceel

Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen gobolka Galgaduud.

Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa salka ku haya xiisadda u dhexeysa Galmudug iyo Ahlu Sunna oo dhowaan la wareegtay magaalada Guriceel ee gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor oo waata gaadiidka dagaalka ay saaka ka baxeen Dhuusamareeb, iyaga oo ku biiray ciidamada jeeda ku sugaan  Ceeldheere.

Ahlu Sunna ayaa dhankeeda abaabul culus ka wada Guriceel, waxaana dhinaca kale lagu soo warramayaa inuu barakac xoogan ka billowday gudaha magaaladaasi.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac, kuna aadan dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...