Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne lafta Gareen ee Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne lafta Gareen ee Itoobiya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Lafta Gareen iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhoweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac.

Safarka Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed waxaa ku weheliya Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo qaarka mid ah agaasinka Xafiiska Madaxweynaha

RELATED ARTICLES

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Dawlada somaliland oo ka hadashey dilkii G.kuminshanka doorashooyinka Gobola Sool.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool loogu geystay Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Somaliland ee...

Twitter Feed