Wasaarada Amniga Oo Taliyah Nisa Ka Dalbatay Soo Cadeynta Xariga Roobow

0
155

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa  warqad Qoraal ah oo uu goordhaw soo saaray Waxa uu Taliyaha Kumeel Gaarka ah Ee Hay’adda Nisa uga Dalbaday in uu si Deg deg ah ugu soo gudbiyo Cadeymo Rasmi ah oo kusaabsan waxa uu ku xiran yahay Muqtaar Cali Roobow.

Waxaana uu sheegay in tani ay ku timid cabashooyin fara badan oo uga imaanaya ehelada Roobow oo Dowladda in muddo ah u xiran iyadoona aysan wali cadeyn Dambiga lagu xiray xili uu ahaa nin Dowladda isku soo dhiibay lana xiray isaga oo musharax ah.

Halkaan Hoose Ka Akhriso 

FB IMG 1640676679615 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here