Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Caafimaad-ka Wasaarada CaWasaarada Caafimaadka Ayaa Shaacisay Tirada Dad Badan Oo U Dhintay Covid-19afimaadka...

Wasaarada CaWasaarada Caafimaadka Ayaa Shaacisay Tirada Dad Badan Oo U Dhintay Covid-19afimaadka Ayaa Shaacisay Tirada Dad Badan Oo U Dhintay Covid-19

Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay shaacisay tirada dad badan oo cudurka covid-19 ugu geeriyooday dalka
Wasaarada caafimaadka ayaa waxa ay sheegtay in la baaray dad gaaraya 1,667 qof
waxaana ay si rasmi ah u shaacisay in laga helay 140
o Somaliland: 105
o Puntland: 27
o Jubbaland: 5
o Galmudug: 3
o Lab: 95
o Dhedig: 45
o Bogsashada: 69
o Dhimasho: 4 (Somaliland:4)
Tirada Guud ee Laga Helay: 19,723
Bogsashada Guud: 9,414
Dhimashada Guud: 1,103
Wasaarada ayaa sidii caadada aheyd dad uga digtay khatarta cudurkaan oo markii sadaxaad dalka kusoo laba kacleeyay
waxaana ay ugu baaqday shacabka in ay raacaan talaabooyinka caafimaad ee looga hortagayo cudurka
wasiirka wasaarada caafimaadka fowsiya abeekar ayaa waxa ay sheegay tahay in loo banyahay in cudurka laga taxadaro iyada oo la xinayo agabyada caafimaadka sida afxirka
RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...