Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Caafimaad-ka Wasaaradda Caafimaadka oo war kasoo saartay cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka oo war kasoo saartay cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in kiisaska ay sii kordhayaan.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,325
o Laga Helay: 164
o Somaliland: 73
o Puntland: 59
o Banadir: 27
o Jubaland: 4
o Southwest: 1
o Lab: 91
o Dhedig: 73
o Bogsashada: 71
o Dhimasho: 15 (Banadir:11, Somaliland:3, Puntland:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 17,630
Bogsashada Guud: 8,604
Dhimashada Guud: 992
RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...