Sunday, June 13, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Puntland, ayaa shaacisay...

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Puntland, ayaa shaacisay inay joojineyso qorsho Soomaaliland ay ku dooneyso in Imtixaanaadka Iskuulada uga sameeyso Gobollada Sanaag

Qoraal kasoo baxay  xafiiska Wasiirka Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa lagu sheegay in  Mas’uuliyiinta Puntland ugu Magacaabay gobolada Sanaag iyo heylan  lagu amrayo inay joojiyan in Somalialnd ay Imtixaan ka qabato labadaaasi Gobol ayna fuliyaan amarka Wasiirka.

Sidoo kale Qoraalka Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa waxaa loogu mahad celiyay Shacabka ku nool labada Gobol ee  Sanaag iyo Haylaan sida ay uga Shaqeeyeen hirgelinta nidaamka Waxbarasho ee Puntland, isla markaana dhawaa  la dhameystiri doono Baahiyaha waxbarasho ee kajira degaannadaas.

RELATED ARTICLES

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay ciidamada ay howlgal ku qabteen. Maxkamadda...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo lagu soo...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad...

Facebook Feed

Twitter Feed