Wasiirrada Maamul-goboleedyada ee loo saaray xal u helista khilaafka gobolka Gedo ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo.
Waxay markan la kulmayaan madaxda Jubbaland, maadaama ay hore ula soo kulmeen maamulka Gedo.
Arinka gobolka Gedo ayaa dawlada dhexe iyo maamulka Jubaland si weyn iskugu maan dhaafsanayeen.