Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wasiiradii Maamul goboleedyada aha ee loo xilsaarey Xal u hulista gedo oo...

Wasiiradii Maamul goboleedyada aha ee loo xilsaarey Xal u hulista gedo oo gaadhey kismaayo.

Wasiirrada Maamul-goboleedyada ee loo saaray xal u helista khilaafka gobolka Gedo ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo.

Waxay markan la kulmayaan madaxda Jubbaland, maadaama ay hore ula soo kulmeen maamulka Gedo.

Arinka gobolka Gedo ayaa dawlada dhexe iyo maamulka Jubaland si weyn iskugu maan dhaafsanayeen.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...