Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland oo Hambalyo udirey Shacabka somaliland.

Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland oo Hambalyo udirey Shacabka somaliland.

CIID WANAAGSAN

Hambalyo dhammaan Ummadda Islaamka ah guud ahaan, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Munaasibadda Ciidal Adxa awgeed.

Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Ciidamada kala duwan ee qalabka sida, Xaasaskooda ,Caruurtooda Hawl wadeenada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Farxada munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed.

Waxaan Leeyahay Farxad ku ciida Ilaahay Sannadkaa Sannadkiisa haynagu gaadhsiiyo Cimri-dherer Caafimaad qab iyo Cibaado Taam ah.

Wa Bilaahi Tawfiiq.

CIID WANAAGSAN

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...