Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo guddoomiyey shir looga hadlayey dar-dargelinta

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo guddoomiyey shir looga hadlayey dar-dargelinta

Qodobada diiradda la saaray ayaa waxaa kamid ah sidii loo kordhin lahaa uruurinta dakhliga isla markaana loola dagaalami lahaa musuq maasuqa.

Wasiirka maaliyadda ayaa ku dadaalaya sidii hanaanka maamul maaliyadeedka dalka u noqon lahaa mid hufan oo lagu kalsoonaan karo.

Taliyaha laanta canshuuraha, janaraala Cabdulaahi Barriise ayaa warbixin ka siiyay wasiirka sida ciidanka u xil saaran canshuurta ugu dadaalaan gudashada waajibaadkooda shaqo. 

   

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed