Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Wasiiro Xilalkoodii Ku Waayey Dagaalka Lagula Jiro Kooxda Daaliban

Wasiiro Xilalkoodii Ku Waayey Dagaalka Lagula Jiro Kooxda Daaliban

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday Wasiiraddii Difaaca iyo Arrimah Gudaha ee dalkaasi, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daaliban isbuucyadii la soo dhaafay qabsadeen in ka badan 40 Degmo oo ay horey Ciiddanka Dowladda u haysteen.

Wasiirkii hore ee Difaaca ee dalkaasi, Asadullaahi Khaalid oo xilkaasi hayey tan iyo sanadkii 2018-kii ayaa waxaa lagu beddelay Jeneral Bismillaahi Khaan Maxamadi oo horey u ahaa Taliye la dagaalamay Kooxda Daalibaan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxaa uu Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha u magacaabay Jeneral C/Sataar Mirzakwal oo horey u soo qabtay dhowr Xilal Heer Gobal.

Isbedelkan oo ay Barlamaanka dalkaasi ansixiyeen ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo ay Saraakiisha Deegaanka shalay sheegeen inay Kooxda Daalibaan ay qabsadeen ugu yaraan 6 Degmo  tan iyo Jimcihii la soo dhaafay.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed