Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Waxaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho La-taliyaha Amniga...

Waxaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha

Waxaana goordhaweyd oo saakay ah garoonka diyaaradaha aadan cade kasoo dagay la taliyaha madaxweynaha ee amniga qaranka fahad yaasiin xaaji daahir

La taliyaha madaxweynaha  ee dhinaca amniga fahad ayaa maalmaka hor lagu xanibay garoonka diyaaradaha dalka jabuuti

Waxaana uu uga siisafray dhanka dalka turkiga iyadoona maanta si rasmi ah la xaqiijiayay in uu soo gaaray magaalada muqdisho ee caasiamada dalka

Imaatinka fahad yaasiin waxa xaqiijiyay guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasada gobolka banaadir cali cabdi wardheere cali yare

Qoraal kooban oo uusoo saaray cali yare ayaa waxa uu ku sheegay  in La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Mudane Fahad Yassin Xaaji Daahir uu goordhow ka soo dagay Garoonka Aden Abdulle ee Muqdisho ,La-Taliyaha waxaa keentay Dayuurad qaas ah.

Sidookale imaanshiyaha Fahad yaasiin ayaa waxa ay imaanaysaa xili uu baaqday  shirkii amniga qaranka oo  uu dhawaan iclaamiyay madaxweyne maxamed cabdulaahi farmaajo shirkaasi oo la filayay in lagu soo bandhigo kiiska ikraan tahaliil

Fahad yaasiin oo horey uu ahaa  taliyaha nabad sugida ayaa dhawaan xilikiisii kuwaayay kiiska ikraam tahaliil faarax oo lagu tuhunsanyahay inay ku ma qantahay gacanta dowladda

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...