Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Weerarka cirka ee Israel ayaa dilay 2 qof oo rayid ah oo...

Weerarka cirka ee Israel ayaa dilay 2 qof oo rayid ah oo Suuriyaan ah; 7 dhaawac ah: Warbixin

Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay gobolka dhexe ee Suuriya ayaa lagu dilay laba qof oo rayid ah, laguna dhaawacay toddobo qof oo kale, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah Arbacadii. Difaaca cirka ee Suuriya ayaa isku dayay in ay ka hortagaan weerarka oo ka dhacay meel ka saraysa magaalada Homs. “Weerarrada cirka ee Israa’iil ayaa lagu beegsaday qaybo ka mid ah gobolka dhexe, difaaca cirkuna waa ka jawaabayaa,” ayay tiri wakaaladda wararka ee ay dowladdu maamusho ee SANA.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...