Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Weerarkii ISIL ee tuulada Ciraaq waxay ku dishay 11 ' shacab ah...

Weerarkii ISIL ee tuulada Ciraaq waxay ku dishay 11 ‘ shacab ah oo aan difaac lahayn’

Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay kuwa kalena waa lagu dhaawacay weerar ay ISIL (ISIS) ku qaadday tuulo ku taal gobolka Diyala ee bariga Ciraaq, sida ay sheegeen ciidamada ammaanka ee dalkaasi. Weerarka oo dhacay Talaadadii ayaa lala beegsaday “shacab aan is-difaaci lahayn” oo ku sugnaa tuulada al-Hawasha, oo u dhow magaalada Muqdadiya, ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay taliska howlgalka wadajirka ah.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...