Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Weeraro Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Weeraro Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayay Weeraro Qaraxyo  isxigxigay ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay  qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Weeraradaan oo ahaa kuwa loo adeegsaday qaraxyo ayaa waxa la sheegay in ay ka dhasheen Khasaare kala duwan

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weeraradaan
Waxaana ay sheegeen in qasaare xoogleh ay ku gaarsiiyeen ciidamada Dowladda

Alshabaab wararka ay dhinaca barahoida in tarneetka ku baahiyaan waxa ay ku sheegteen in weerarka koowaad oo Qarax ahaa ay la eegteen  fariisimo Ciidamada Dowladda Ay ku leeyihiin Xaafada Seybiyaano degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Al-Shabaab waxa ay sheegteen in qaraxaas lala eegtay fariisinka dowladda ee Seybiyaano lagu dhaawacay 3 askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda.

Qaraxa labaadna waxa uu ka dhacay xaafadda Carafaat degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu qarxiyay fariisin ay ciidamada  dowladda kaga sugnaayeen aagga xaafadda Carafaat.

Walow Alshabaab aysan sheegin qasaaraha weerarka qaraxa loo adeegsaday ee ay ka fuliyeen xaafadda Carafaat.

Majirto wax wara oo kasoo baxay Dowladda oo looga hadlayo sheegashada Al-Shabaab ee ku aadan weerarad ay ka fuliyeen Muqdisho

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed