Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Xisbiga Kulmiye iyo garabkii Ucid oo soo bandhigey masuuliyiinta ku matali doonta...

Xisbiga Kulmiye iyo garabkii Ucid oo soo bandhigey masuuliyiinta ku matali doonta shirgudoonka golaha wakiilada somaliland.

Isbahaysiga xisbiga KULMIYE iyo garabka xisbiga UCID ayaa ku heshiiyey inay shirguddoonka u sharraxaan Guddoomiyaha Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Suciid Mire Faarax (Giirre) iyo Gudoomiye-ku-xigeenka 2aad Md. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax).

Waxa loolan Adag dhex Mari doonaa xukuumada iyo isbahaysiga oo dhan ah.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed