Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Xisbiga Raysal wasaaraha Abiy Ahmed ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystey kursiga...

Xisbiga Raysal wasaaraha Abiy Ahmed ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystey kursiga baarlamaanka ee Deegaanka Goma 2, ee Gobolka Oromiyaa.

Xisbiga Raysal wasaaraha Abiy Ahmed ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystey kursiga baarlamaanka ee Deegaanka Goma 2, ee Gobolka Oromiyaa.

Abiy Ahmed ayaa ka helay 76,892 cod 85 goobood oo codbixin ah oo ku yaal deegaankaasi.

Raii’sal wasaaraha ayaa waxa la tartamayey Dagim Waarisoo oo ka tirsan xisbiga Enat iyo Kalid Jemal oo ka tirsan EZEMA.

natiijada oo dhamaystiran ayey gudida sheegeen inay ku dhawaaqi doonaan isbuuca soo socda.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed