Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Ganacsiga Xog; Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Ah uu Soo Saaray Suuq-geyn u...

Xog; Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Ah uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya diyaarad daroon ah

waa wiil dhallinyaro Ah ee reer baydhabo ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, Somalia maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii uu ku taami jiray waxaa uu hirgalyay  ee hooyade Qamar Yuusuf aadan

Ugu horeyn xasan maxamed Deeq oo la hadlay Wardeeq News ayaa ka warbixiyey Sida uu soo saaray iyo waxa ay ka sameysan tahay  ”  oo lagu sameeyey , waxaana ay ka mid tahay  waxyaabo kala duwan  kala soco qiibta labaad wardeeq news

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed