Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Halka Ay Mareyso Deyn Cafinta Dalka

Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Halka Ay Mareyso Deyn Cafinta Dalka

Wasiirka maaliyada xukuumada faderaalka soomaaliya oo ka qeyb galay baraamij qeyb ka ah deyn cafinta soomaaliya ayaa waxa uu si faahfaahsan uga hadlay halka ay mareyso dayn cafinta soomaaliya

Waxaana uu sheegay in qeybo ka mid ah shuruudihii la aqbay iyo kuwa dhiman ay dadaalkoodi wali wadaan ayna iskudayayaan sidii dalka deymaha looga cafin lahaa

Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo daah furay toddobaadkii dheeraa’ ee shirka dib-u-eegista waxa uu ka hadalay arimo badan oo ka mid wixii ka qabsoomay Barnaamijka (ECF) ee hanaanka deyn_Cafinta Soomaaliya.

“Muddada Todobaadka ah ee uu socdo shirka IMF/Bangiga Adduunka waxa aan diiradda ku saareynaa saameynta Covid-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo qaabkii wax looga qaban lahaa, sidoo kale waxa aan si wadajir ah dib ugu eegeynaa dhameystirka shuruudihii ugu dambeeyay ee hanaanka deyn Cafinta,ayuu yiri Wasiir Beyle.

Mudane Beyle ayaa tallaabadani ku tilmaamay fursad weyn oo inoo ogolaaneysa in aan Adduunka kala doodno fursadaha horumarineed ee Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...