Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Xukuumadda Oo Faah-Faahisay Howlgalo Laga Fuliyay Degaano Ka Tirsan Hirshabeelle

Xukuumadda Oo Faah-Faahisay Howlgalo Laga Fuliyay Degaano Ka Tirsan Hirshabeelle

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee Hirshabeelle.

Wasiir Cabdifataax Qaasim oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in Ciidanka dowladda Federaalka ay howlgalkii ugu dambeeyay ay ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Buulo-burte, isla markaana lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Waxaa uu sheegay Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga in dagaalo kale oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan Shabaab looga qabsaday hub badan oo uu sheegay in lasoo bandhigay hubkaas.

RELATED ARTICLES

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Lubnaan ka dib markii maalintii labaad gantaal laga soo...

Twitter Feed