Sunday, January 23, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Xulafada uu Sacuudigu hogaamiyo ayaa weerar ku qaaday xero ay ku sugnaayeen...

Xulafada uu Sacuudigu hogaamiyo ayaa weerar ku qaaday xero ay ku sugnaayeen mucaaradka Yemen ee magaalada Sanca

Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen ayaa sheegay in ay duqeeyeen xero ay ku sugan yihiin Xuuthiyiinta oo ku yaala magaalada caasimada ah ee Sanca, xilli ay sii xoojiyeen duqeymaha dhanka cirka ah ee ka dhanka ah dagaalyahanada ay Iran taageerto. Isbaheysiga, oo taageeraya dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ee ka dhanka ah Xuutiyiinta dagaalka sokeeye, ayaa sheegay in ay burburiyeen bakhaarradii hubka ee caasimadda ay gacanta ku hayaan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Sacuudiga ee SPA.

RELATED ARTICLES

Diyaaradda Airbus ayaa baabi’isay heshiis dhan 6 bilyan oo dollar oo ay kula jirtay Qatar Airways kadib dagaal rinji ah

Airbus ayaa kansashay heshiis ay Qatar Airways kula gashay $6bn oo ah 50 ka mid ah diyaaradaheeda cusub ee A321neo ee rakaabka ah, taasoo...

Mareykanka ayaa hakiyay duullimaadyadii ay sameyn jireen shirkadaha xamuulka qaada ee Shiinaha ka dib markii ay dhaqaaqday Beijing COVID

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay joojineyso 44 duullimaad oo Shiinaha ka imaanayay Mareykanka oo ay wadeen afar shirkadood oo Shiinees ah, taasoo jawaab u...

Banaanbax lagu taageerayo qadiyada Somaliland oo gobolka Sanaag ka dhacay.

Bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala...