Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Xulashada Xulashada Wararka Ciidanka Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Xasuuqay...

Xulashada Wararka Ciidanka Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Xasuuqay Jubbada Hoose

[td_smart_list_end]Wararka aan ka helayno Deeganka Hoosingow oo hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka jubada hoose ayaa ku warramaya in Ciidanla Kenya ay ku dileen dad reer guuraa ah, waxaana ay xasuuq u gaysteen Geel aad u farabadan oo ay lahaeen dadka degaanka.[resads_adspot id=”1″]

Wararku waxaa ay tilmaamayaan in Ciidanku ay dileen labo qof oo shacabka halka ay dhaawecen shan kale, sidoo kale waxaa ay xasuuqeen Boqol neef oo Geel ah.[resads_adspot id=”1″]

Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in Keenyaanku ay xasuuqaan dadkaasi shacabka ah  ee ku sugaan Deeganka hoosingow oo hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka jubada hoose.[resads_adspot id=”1″]

Maamulka Jubbaland wali wax war ah kama soo saarin dhacdadaasi xanuunka badan ee ay dadka reer guuraga ah ay kula kaceen Ciidanka Kenya.

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed