Kumanaan ayaa ku baaqaya in isbedel lagu sameeyo boqortooyada, dawladda Bangkok
Bangkok, Thailand – Dibad-baxayaal ayaa mar kale isugu soo baxay waddooyinka magaalada Bangkok, iyagoo ku baaqaya in isbedel lagu sameeyo boqortooyada Thailand iyo dowladda militariga. Iyada oo ay kumanaan qof…