Sunday, May 19, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

admin

1224 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com

Muxuu Yahay Xalka Labada Dhiinac khilaafka DF Soomaaliya iyo Puntland

Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobayu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta...

Mid, Kamid Ah  Ayaa Ka Soo Goostay Shabaab

Aadan Macalin Cali Yarow ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala aagga...

Dowlada Federaalka Somaliya Oo Ku Faantay Arrin Ay Sheegtay inay Dalal Badan uga Horeyso – Maxay Tahay ????

La-taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale waxa uu...

Waa Maxay? 5 qodob Oo Soo Saaray Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo 

Ex Farmaajo oo bayaan culus soo saaray ayaa si cad uga horyimid go’aannadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran...

Tiiro Askar Ah oo Xakunno Lagu Riday

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qaybta 60-aad ayaa galinkii danbe ee shalay xukuno kala duwan ku ridday ku hawaad 30...

Dadka Socotada oo ka Walaacsan Dowladda Cusub Ee Holland

Dadka soo galootiga ah iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalka Netherlands ayaa walaac ka qaba saameynta ay...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya ayaa Maanta Xukun Adag Ku Ridday

Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana, kaas oo dil ka gaystay Timo-jare ku...

Howlgal Isbaarooyin Lagu Qaaday Oo Laga Fuliyay Wadada Isku Xirta Magaalada Iyo Cadale

Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka gaar ahaan guutada 4-aad qeybta 27-aad ayaa howlgalo ballaaran oo lagu qaadayey Jidgooyooyin ay burcad...

Wafdigii La Socday Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Karantiilay Imaaraadka

Qaar ka mid ah waftigii ku wehliyay Madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay...

Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday dad ku eedeysan dil iyo qaraxyo.

Maxkmadda Ciidamada qalabka sidda ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin kooxda...